Muuse Biixi oo ka hadlay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka Hanjabaadna u diray Dowladda Soomaaliya

Madaxweynaha maamulka Somaliland Muuse Biixi Cabdi ayaa markii ugu horeesay ka hadlay duullaanka ciidamada Ruushka ku qaadeen dalka Ukraine iyo duqeymaha culus ee Ruushku ku garaacayo magaalooyin kuyaalla dalkaasi. Muuse Biixi ayaana ugu baaqay madaxda dowladaha Ruushka iyo Ukraine in dagaalka joojiyaan ayna xabad xal u badalaan, waxa uuna xusay in dagaalka ka socda Ukraine … Continue reading Muuse Biixi oo ka hadlay Dagaalka Ukraine iyo Ruushka Hanjabaadna u diray Dowladda Soomaaliya